qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye Ee Laantiisa Magaalada Manchester Oo Is-Casiley Kuna Biiray Xisbiga Waddani.
September 27, 2020 - Written by qoriadmin

Manchester-(QorilugudNews24)-Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye Ee Laantiisa Magaalada Manchester Ee Dalkaasi Ingiriiska Mr. Maxamed Axmed Iyo Masuuliyiin Kale Ayaa Is-Casiley Kuna Biiray Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Kuwaas Oo Ka Biyo-Diidey Sida Ay Wax U Socdaan Iyo Hab-Dhaqanka Guracan Ee Masuuliyiinta Xisbigaasi Kulmiye.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News