qorilugudnews24.com
Madax-Dhaqameedka Beesha Arab Oo Sheegay In Ay Ka Tashanayaan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi.
September 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Ee Beel-Weynta Arab Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Ka Qatan Yihiin Dhammaan Xilalkii Loo Wada Sinaa Ee Xukuumadda Somaliland, Iyaga Oo Farta Ku Fiiqay, Eedona U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News