qorilugudnews24.com
Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya In Ay Maalinta Berito Ah Is-Casilayaan Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Waxa Loogu Yeedho Beelaha Darafyada Ee Somaliland?.
September 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Jira Warar Hoose Oo Sheegaya In Ay Maalinta Berito Ah Is-Casilayaan Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Waxa Loogu Yeedho Beelaha Darafyada Ee Somaliland?, Ama Si Kale Haddii Loo Dhigo Beelaha Isku Magacaaba Gobollada Galbeedka Iyo Bariga Somaliland, Arrintaas Oo Aan Sax Ahayn Terminonogy Ahaan, Caqliga Saliimka Ahina Uu Diidayo Iyo In Ay Beelo Sheegtaan Gobollo Iska Dhan Oo Ay Qayb Yar Oo Ka Mid Ah Ka Degen Yihiin, Waana Waxyaabaha La Yaabka Leh Ee Hadda Somaliland Caadada Ka Noqday Iyada Oo Aan Weli Runta La Isu Sheegin, Ogowna Kuwa Hadda Waxaas Ku Murmaya Ama La Shir Imanaya Way Og-Yihiin In Ay Hore U Ahaan Jireen Degmooyin Yar-Yar Oo Hore Uga Tirsanaan Jirey Gobolladii Loo Yaqaanay Waqooyi/Galbeed Iyo Waqooyi/Bari Ee Ay Somaliland Ka Koobnaan Jirtey,Waxayse IsweydiintuTahay, Tolow Ma Reer-Waajid Ayaa Loo Waramayaa, Ileyn Innagu Waynu Is Garanaynaayec Oo War Iskuma Keen Seeganee???.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News