qorilugudnews24.com
Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Xukumadda Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ummadda U Soo Bandhigto Heshiiskii Ay La Gashay Shirkadda Tarafigura.
September 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Mr. Khadar Ayaa Xukumadda Somaliland Ugu Baaqay In Ay Ummadda U Soo Bandhigto Heshiiskii Ay La Gashay Shirkadda Tarafigura, Shirkaddaas Oo Hore Loogu Eedeeyey Dembiyo Waaweyn Oo Caalami Ah, Isla Markaana Ay Halis Badani Ku Gadaaman Tahay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caanka Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News