qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Somaliland Oo Maanta Daah-Furay Wejigii Labaad Ee Mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF.
September 29, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Daah-Furay Wejigii Labaad Ee Mashaariicda Sanduuqa Horumarinta Somaliland Ee SDF, Kaas Oo Ay Maal-Geliyaan Qaar Ka Mid Ah Dawladdaha Dalalka Reer Yurub.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News