qorilugudnews24.com
Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Qaranka Shacabka Dalka Kuwait.
September 29, 2020 - Written by qoriadmin

Dubai-(QorilugudNews24)-Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Oo Dhambaal Tacsi Ah U Diray Qaranka Shacabka Dalka Kuwait, Isaga Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Amiirkii Dalkaasi Sheikh Sabah Al-Ahmed Al-Jaberi Al-Sabah, Kaas Oo Maanta Ku Geeriyoodey Waddankaasi Maraykanka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News