qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeena Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici Oo Ka Qayb-Galay Munaadibad Ay Ku Qalin-Jebinayeen 1360 Oo Arday Oo Ka Baxay Jaamacadda Golis University.
September 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeena Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici Ayaa Ka Qayb-Galay Munaadibad Ay Ku Qalin-Jebinayeen 1360 Oo Arday, Kuwaas Oo Ka Baxay Jaamacadda Golis University Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News