qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Xarunta Cusub Ee Ay Shirkadda Amal Bank Ka Furatay Magaalada Hargeysa.
September 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Xarunta Cusub Ee Ay Shirkadda Amal Bank Ka Furatay Magaalada Hargeysa, Xaruntaas Oo Ah Xarun Si Weyn Loo Qurxiyey Loona Qalabeeyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News