qorilugudnews24.com
Militeriga Lixaad Ee Dalka Maraykanka Oo La Dhaqaajiyey Iyo Doodii Tooska Ahayd Ee Xalay Dhexmartay Labada Nin Ee U Tartamaya Musharaxnimada Jagada Madaxweynimo Ee Maraykanka, (Xogta Dahsoon).
September 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Macluumaad Ku Saabsan Sababaha Ay Quwadaha Waaweyn Ee Caalamku, Gaar Ahaan Ruushka Iyo Maraykanku Ay Ciidamadooda Xadiga Leh Iyo Maraakiibtooda Dagaalka Ay Xilligan Ugu Soo Daldaleen Biyaha Bariga Meditarrenean-ka, Waxaynuna Si Gaar Ah U Eegaynaa Sababaha La Aaminsan Yahay In Ay Keentay Dhaqaaqa Ay Raxanta Lixaad Ee Maraakiibta Dagaalka Ee Maraykanku Ugu Sameeyeen Dhanka Baddaas Iyo Saldhigga La Sheegay In Ay Ka Samaysteen, Maxayse Ruushku Tobaneeyo Maraakiibta Dagaalka Ah Ugu Soo Diyaariyeen Saldhiggooda Ciidamada Badda Ee Xeebaha Suuriya Ee Isla Bariga Meditarrenean-ka Ku Yaal, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News