qorilugudnews24.com
Taageerayaashii Xisbiga Kulmiye Ee Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31-Ka May Ee Magaalada Hargeysass Oo Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Siyaasi Maxamed Ibraahin Aadan (Qabo).
September 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Taageerayaashii Uu Xisbiga Kulmiye Ku Lahaa Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31-Ka May Ee Magaalada Hargeysass Ayaa Taageero Mug Iyo Miisaan Leh U Muujiyey Siyaasi Maxamed Ibraahin Aadan (Qabo), Sidoo Kalena Fariin Culus U Diray Hoggaanka Sare Ee Xisbigaasi Kulmiye.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News