qorilugudnews24.com
Ujeedada Shir Maanta Uga Furmay Magaalada Hargeysa Khuburo Military Oo Ka Kala Socotey Dalalka Somaliland Iyo Ethiopia.
September 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shir Ballaadhan Oo Lagaga Wada Hadlaayey Iskaashiga Arrimaha Nabad-Gelyada Iyo Ammaanka Guud Ee Mandaqadda Ayaa Maanta Magaalada Hargeysa Uga Furmay Khuburo Military Oo Ka Kala Socotey Dalalka Ethiopia Iyo Somaliland, Shirkaas Oo La Sheegay In Ay Saxaafaddu Dibed Joog Ka Ahayd.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News