qorilugudnews24.com
Madaxweyne Donald Trump Oo Xildhibaanad Ilhan Cumar Ku Tilmaamay In Ay Tahay Qof MusuqMaasuq Badan.
October 1, 2020 - Written by qoriadmin

Minnesota-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Donald Trump Ayaa Eedihii Ugu Cuslaa Abid U Jeediyey Xildhibaanad Ilhan Cumar, Oo Katirsan Golaha Aqalka Hoose Ee Barlamaanka Maraykanka, Isaga Oo Ku Tilmaamay In Ay Tahay Qof MusuqMaasuq Badan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News