qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici Oo Ku Dhawaaqay In Uu U Tanaasuley Wasiir Saajin, Sidoo Kalena Maah-Maah Ku Sii Sagootiyey Xisbigii Kulmiye Ee Uu Muddada Dheer Ka Tirsanaa.
October 1, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Ayaa Ku Dhawaaqay In Uu U Tanaasuley Wasiir Saajin Oo Ay Muddo Isku Cuno Duubnaayeen, Sidoo Kalena Maah-Maah Cajiib Ah Ku Sii Sagootiyey Xisbigii Kulmiye Ee Uu Muddada Dheer Ka Tirsanaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News