Wefti Ka Socdey Dalkaasi Ethiopia Oo Booqasho Ku Tegey Dekedda Magaalada Berbera, Weftigaas Oo Uu Hoggaaminaayey Wasiirka Waraabka Iyo Dooxooyinka Ee DDSI, Md. Cabraxman Ciid Daahir.
October 1, 2020 - Written by qoriadmin
Berbera-(QorilugudNews24)-Wefti Ka Socdey Dalkaasi Ethiopia Ayaa Booqasho Ku Tegey Dekedda Magaalada Berbera, Weftigaas Oo Uu Hoggaaminaayey Wasiirka Waraabka Iyo Dooxooyinka Ee DDSI, Md. Cabraxman Ciid Daahir, Halkaas Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey.