qorilugudnews24.com
Xaruntii Nagorno-Karabakh Oo Dagaalkii Gaadhey Iyo Colaaladda Azerbaijan Iyo Armania Isu Soo Bedeleysa Mid Caalami Ah, (Xogta Dahsoon).
October 2, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Macluumaad Ku Saabsan Xaruntii Nagorno-Karabakh Ee Maamulka Gooni U Goosadka Ah Ee Armania Oo Dagaalkii Gaadhey Iyo Colaaladda Dalalka Azerbaijan Iyo Armania Isu Soo Bedeleysa Mid Caalami Ah, Ciidamada Dalka Azerbaijan Oo Horumar Ka Sameeyey Furumaha Ee Dagaalka Iyo Madaxweynaha Armania Oo Qirtay Jabka Soo Gaadhey Ciidamadiisa, Turkigana Ku Eedeeyey In Ay Sababeen Gacan-Saraynta Ah Ee Heleen Azerbaijaniyiintu, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News