Halkan Ka Daawo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland.
January 28, 2021 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland, Halkaas Oo Uu Ka Jeedin Doono Muxaadarooyin Kala Duwan Oo Diini Ah.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com