Gabadh Uu Dhalay Alle Ha U Naxariistee General Galaal Oo Shaaca Ka Qaaday In Aan Shabaab Dilin Aabaheed, Balse Ay Dishey Dawladda Farmaajo.
February 7, 2021 - Written by qoriadmin

Edmonton, Albert-(QorilugudNews24)-Saynab Maxamed Nuur Galaal Waa Gabadh Uu Dhalay Alle Ha U Naxariistee General Galaal Oo Dhawaan Lagu Diley Magaalada Muqdisho, Taas Oo Shaaca Ka Qaaday In Aan Al-Shabaab Dilin Aabaheed, Balse Ay Dishey Dawladda Farmaajo, Isla Markaana Loo Diley Arrimo Siyaasaddeed Iyo Mid Qabiil.