Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Buurmadow Iyo Suldaan Xasan Oo Ka Hadlay Geerida Suldaan Maxamed Cabdiqaadir.
February 12, 2021 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buurmadow Iyo Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Ayaa Ka Hadlay Geerida Ku Timi Alle Ha U Naxariistee Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Maanta Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com