qorilugudnews24.com
Haddii Aniga Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Aan Si Deg Deg Ah Naloo Kala Dhex-Gelin Doorashaduna Way Baaqan Doontaa, Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.
February 19, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa – (QorilugudNews24) – Haddii Aniga Iyo Madaxweyne Muuse Biixi Aan Si Deg Deg Ah Naloo Kala Dhex-Gelin Doorashaduna Way Baaqan Doontaa, Sidaa Waxa Yidhi Guddoomiye Faysal Cali Hussein Oo Warbaahinta La Hadlay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News