qorilugudnews24.com
Mid Ka Mid Ah Beelaha Waaweyn Ee Reer Somaliland Oo Maanta Munaasibad Qado-Sharaf Ah Ku Maamuustay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland, Suldaan Daa’uud.
February 20, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Mid Ka Mid Ah Beelaha Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Maanta Munaasibad Qado-Sharaf Ah Ku Maamuustay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland, Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Munaasibaddaas Oo Lagu Qabtay Hotel Guuleed Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News