Halkan Ka Daawo Munaasibad Ballaadhan Oo Maanta Lagu Qabtay Degmada Gar-Adag Ee Gobolka Sanaag, Taas Oo Lagu Shaacinaayey Murashaxnimada Siyaasi Eng. Maxamuud Saalax Cabdi.
February 20, 2021 - Written by qoriadmin
Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Munaasibad Ballaadhan Oo Maanta Lagu Qabtay Degmada Gar-Adag Ee Gobolkaasi Sanaag, Taas Oo Lagu Shaacinaayey Murashaxnimada Siyaasi Eng. Maxamuud Saalax Cabdi Oo U Sharaxan Golaha Wakiilada Ee Somaliland.