qorilugudnews24.com
Waxaan Ahay Murashax U Taagan Xildhibaan Golaha Wakiilada Ee Somaliland,/ Pro. Mahamed Ahmed Farah (Jaafaa). 
February 20, 2021 - Written by qoriadmin
Aniga Oo Ku Kalsoon Shacabkeyga Reer Somaliland, In Ay Codkooda I Siin Doonaan, Ogna In Aan U Horseedayo Waddada Waxqabadka.
 Isaga Oo Ummadda Somaliland Ka Codsaday in ay u doortaan Tallada Dalka si uu ugu hoggaamiyo Waddada Horumarka.
Qof weliba wuxuu leeyahay qaab-dhaqan Oo uu ku xaliyo xaaladdaha adag ee nolosha bulshada ama shacabka ee la soo dersa: waxan ballan qaadaaya in aan xalliyo oo wajaho dhib iyo dheefba shacabkayga i dooranaya, in aan la wadaago.
Prof. Mohamed Ahmed Farah Mataan (Jaafaa)
Ankara, Turkey.

COMMENTS
Latest News