Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur-Madow Oo Raali-Gelin Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Ee Maamulka Villa Somalia Wasiir Dubbe.
February 21, 2021 - Written by qoriadmin
Dubai-(QorilugudNews24)-Boqorka Geeska Afrika Boqor Cismaan Aw-Maxamuud Buur-Madow Oo Raali-Gelin Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Ee Maamulka Villa Somalia Ee Uu Waqtigiisii Dhammaaday Wasiir Cismaan Abokor Dubbe.