qorilugudnews24.com
The President Of The Republic Of Somaliland HE Muse Bihi Abdi Today Paid A Courtesy Call On The Former President Of Somaliland HE Ahmed Mohamed Silanyo, Who Is Going On A Private Visit Abroad.
February 21, 2021 - Written by qoriadmin

Kuvassa voi olla ainakin yksi henkilö, seisovat ihmiset, istuvat ihmiset ja sisätila

Hargeisa – (QN24) – The President Of The Republic Of Somaliland HE Muse Bihi Abdi Today Paid A Courtesy Call On The Former President Of Somaliland HE Ahmed Mohamed Silanyo, Who Is Going On A Private Visit Abroad.

The President of The Republic Of Somaliland HE Muse Bihi Abdi Today Paid A Courtesy Call On The Former President Of Somaliland HE Ahmed Mohamed Silanyo, Who Is Going On A Private Visit Abroad.

President H.E Muse Bihi Abdi, Escorted The Former President HE Ahmed Mohamed Silanyo, To The Airport and bid him farewell. Compared with the frosty relationship between the current President of FGS and it’s former presidents.This is testament that Somaliland is a model leader of internal stability and peace in the Horn Of Africa.


Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Abdirahman Abdillahi Ismail Saylici ayaa Maanta si maamuus iyo milgo leh Salaan-Sharafeed iyo kulan sagootin ah ugu Tegey Madaxweynihii hore ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, kaas oo Safar dalka dibeddiisa ah ugu baxayey Maanta.
Labada Madaxweyne Waxay Ahaayeen Rag waayo badan soo wada maray, Una kala dambeeyey Hoggaaminta Dalka, halkaas oo ay ku wadaageen kaftan bilaa turxaan ah, Tallo Hoggaamineed Iyo duco.
Ugu dambayntii Madaxweynaha JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi wuxuu Gurigii Madaxweynihii Hore ilaa Madaarka u sii gelbiyey Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadd Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo.
ALLAA MAHAD LEH.


By: Amb Bashe Awil Haji Omar.

The Ambassador Of Somaliland At Nairobi, Kenya, And Former Somaliland Ambassador To United Arab Emirates

COMMENTS
Latest News