Halkan Ka Daawo Beesha Baho Faarax Oo Ka Mid Ah Beelaha Gobolka Sanaag Oo Musharaxnimadii Golaha Wakiilada U Soo Xushay Aqoon-Yahan Cumar Jaamac Faarax Axmed.
February 22, 2021 - Written by qoriadmin
Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Beesha Baho Faarax Oo Ka Mid Ah Beelaha Gobolka Sanaag Ugu Tunka Weyn Ayaa Musharaxnimadii Golaha Wakiilada U Soo Xushay Aqoon-Yahan Cumar Jaamac Faarax Axmed Iyo Musharixiintii Kale Ee Beeshaas Oo U Tanaasuley Aqoon-Yahan Cumar Jaamac Faarax.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com