qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Wefti Wasiiro Ah Oo Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba.
February 22, 2021 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Wefti Wasiiro Ah Oo Uu Hoggaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Ee Somaliland Md. Saleebaan Warsame Guuleed Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar Iyo Qaar Ka Mid Ah Deegaanada Kale Ee Gobolkaasi Hoos Yimaada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News