qorilugudnews24.com
Suxufiyad Hoodo Garays Oo Sheegtay In Uu Booliska Somaliland Isugu Daray Xadhig Iyo Jidh Dil.
February 22, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hoodo Maxamuud Nuur (Hoodo Garays) Oo Ka Mid Ah Suxufiyiinta Caanka Ah Ee Reer Somaliland, Kana Hawl-Gala Magaalada Hargeysa Oo Maanta Warbaahinta La Hadashay Ayaa Sheegtay In Uu Booliska Somaliland Isugu Daray Xadhig Iyo Jidh Dil, Arrintaas Oo Ay Bulshada Reer Somaliland Dareen Culus Ka Bixisay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

 

COMMENTS
Latest News