qorilugudnews24.com
Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Qaramada Midoobey Ee Ku Sugan Dalka Koonfurta Suudaan Oo Diidey In Ay Dib Ugu Laabtaan Dalkoodii Hooyo Iyo Sababta!.
February 23, 2021 - Written by qoriadmin

Jubba-(QorilugudNews24)-Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Nabad Ililaalinta Ee Qaramada Midoobey Ee Ku Sugan Dalkaasi Koonfurta Suudaan Ayaa Gebi Ahaanba Diidey In Ay Dib Ugu Laabtaan Dalkoodii Hooyo, Ciidamadaas Oo Ka Mid Ahaa Ciidamada Dalka Ethiopia Ee Iyagu Nabad Ilaalinta U Joogey Dalkaasi Koonfurta Suudaan, Ciidamadaas Oo La Sheegay In Ay Ka Soo Jeedaan Qoomiyadda Tigray Ee Waqooyiga Dalkaasi Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News