Ethiopia: Gobolka Tigreyga Ee Waqooyiga Dalka Ethiopia Oo Weerar Lagu Qaaday Arday Qalin-Jebineysey Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
February 23, 2021 - Written by qoriadmin
Maqale-(QorilugudNews24)-Gobolka Tigreyga Ee Waqooyiga Dalkaasi Ethiopia Ayaa Weerar Lagu Qaaday Arday Qalin-Jebineysey Xilli Ay Ku Safrayeen Gaadhi Ay La Socdeen, Weerarkaas Oo Ay Fuliyeen Dabley Aan Haybtooda La Garanayn Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com