qorilugudnews24.com
Laba Beelood Oo Ka Mid Beelaha Dega Gobolkaasi Togdheer Oo Ku Midoobey In Ay Si Wadajir Ah U Soo Saaraan Musharaxiintooda Ku Meteli Doona Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada.
February 23, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Beelaha Yeesif Maxamed Iyo Sammane Abokor Oo Ka Mid Beelaha Dega Gobolkaasi Togdheer Ayaa Ku Midoobey In Ay Si Wadajir Ah U Soo Saaraan Musharaxiintooda Ku Meteli Doona Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada, Sidaana Waxa Lagu Sheegay Fadhi Wadajir Ah Oo Ay Maanta Labadaas Beelood Ku Yeesheen Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News