Waa Nasiib-Darro In Ay Xukumaddii Somaliland Tahli Kari Waydo Dhammaystirka Garoonka Kubbadda Cagta Ee Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco/ Xisbiga Waddani.
February 23, 2021 - Written by qoriadmin
Burco-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Yuusuf Nuux Tadhase Ayaa Nasiib-Darro Ku Tilmaamay In Ay Xukumaddii Somaliland Tahli Kari Waydo Dhammaystirka Garoonkii Kubbadda Cagta Ee Alamzey Stadium Ee Magaalada Burco Iyo Badhasaabka Gobolkaasi Togdheer Md. Maxamed Diiriye Xayd Oo Eedaymahaas Xukuumadda Ka Difaacay.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com