qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Md. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Oo Kormeer Ku Tegey Buuraha Naasa-Hablood.
February 24, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-Jeex Md. Jaamac Xaaji Axmed Cabdi Ayaa Kormeer Ku Tegey Buuraha Naasa-Hablood Ee Ku Yaalla Jihada Bari Ee Duleedka Magaalada Hargeysa, Kormeerkaas Oo Uu Ugu Kuur-Gelaayey Goobaha Danta Guud Ee Ku Hareeraysan Buurahaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

 

COMMENTS
Latest News