qorilugudnews24.com
Beelweynta Arab Sheekh Isaxaaq Oo Maanta Casuumad Kulmisay Badiba Labeetanta Iyo Haldoorka Somaliland Ku Maamuustay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud.
March 3, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Beelweynta Arab Sheekh Isaxaaq Oo Ka Mid Ah Beelaha Ugu Tunka-Weyn Beelaha Reer Somalialnd Ayaa Maanta Casuumad Kulmisay Badiba Labeetanta Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ku Maamuustay Suldaanka Guud Ee Beelahaasi Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News