qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Somaliland Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Maanta Soo Gaadhey Jiidaha Hore Ee Deegaanka Tukaraq.
March 3, 2021 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Ee Somaliland Md. Cabdiqani Maxamuud Caateeye Fariid Iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka Somalinad Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Soo Gaadhey Jiidaha Hore Ee Deegaanka Tukaraq Ee Gobolkaasi Sool, Halkaas Oo Saldhig U Ah Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News