qorilugudnews24.com
Suldaan Mawliid Cali Sabayste Oo U Quus Gooyey Maayirka Degmada Boorame Mr. Saleebaan Xasan Xadi.
March 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suldaan Mawliid Cali Sabayste Oo Ka Mid Ah Madax-Dhaqameedka Reer Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixiyey Hadal Ka Soo Yeedhay Maayirka Degmada Boorame Mr. Saleebaan Xasan Xadi, Kaas Oo La Shir Yimi In Ay Magalada Boorame Tahay Caasimadda Labaad Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Hadalkaasi Oo U Muuqdey Sheeki Carruureed Iyo Wax Lagu Qoslo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News