qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Suudaan Oo Sheegtay In Ay Qabsatay Saldhiggii Ugu Weynaa Itoobiya Iyo Ciidanka Masar Oo Ku Soo Biiray Dagaalka.
March 4, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Suudaan Ayaa Sheegtay In Ay Qabsatay Saldhiggii Ugu Weynaa Itoobiya Ee Deegaanka Barakhad, Kaas Oo Ku Yaalla Duleedka Magaalada Gondar Ee Ismaamulka Amxaarada Iyo Ciidanka Masar Oo Ku Soo Biiray Dagaalka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News