qorilugudnews24.com
Tirada Askarta Turkiga Ah Ee Dhimatay, Kaddib Shil-Diyaaradeed Oo Xalay Dhacay.
March 5, 2021 - Written by qoriadmin

Istanbul-(QorilugudNews24)-Ilaa Iyo Iminka Inta La Xaqiijiyey Waxa Dhintay 11 Askari Oo Ka Tirsan Ciidamada Militeriga Ee Dalkaasi Turkiga, Kuwaas Oo Uu Ku Jiro Sarkaal Sare, Askartaas Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed, Kaddib Markii Ay Burburtay Diyaarad Military Oo Ay La Socdeen, Taas Oo Uu Nooceedu Ahaa Helicopter.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News