qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Shirkii U Dhexeeyey Midowga Musharixiinta Iyo Xukuumadda Uu Waqtigeedii Dhammaaday Ee Villa Somalia Oo Fashil Ku Soo Dhammaaday.
March 5, 2021 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Shirkii Maalmahanba U Dhexeeyey Midowga Musharixiinta Iyo Xukuumadda Uu Waqtigeedii Dhammaaday Ee Villa Somalia Oo Fashil Ku Soo Dhammaaday, Shirkaas Oo Lagu Doonaayey In Xiisadda Hadda Taagan Lagu Dejiyo, Balse Uu Ka Socon Waayey Dhinaca Madaxweynaha Sii Socda Ee Mr. Farmaajo Iyo Taageerayaashiisa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News