qorilugudnews24.com
Deegaano Hoos Yimaada Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Oo Maanta Lagu Waraabiyey Doofaaro Ooman, Arrintaas Oo Ku Dayasho Mudan.
March 6, 2021 - Written by qoriadmin

Doofaaro Ooman Oo Lagu Waraabiyey Deeagano Hoos Yimaada Togdheer - YouTubeBurco-(QorilugudNews24)-Deegaanka Ceeg Oo Ka Mid Deegaanada Hoos Yimaada Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Lagu Waraabiyey Doofaaro Aad Ooman Oo Ay Baartuna Si Xun U Saamaysay, Arrintaas Oo Runtii Ku Dayasho Mudan, Waxaa Bulshada Loogu Baaqayaa In Loo Naxariisto Xayawaanada Inala Nool, Si Illaahay Innagana Inoogu Naxariisto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News