qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Qarax Lagu Hoobtay Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Khasaare Kala Duwan Oo Ka Dhashay.
March 6, 2021 - Written by qoriadmin

Wararkii ugu dambeeyey qaraxii caawa Muqdisho ka dhacay oo ay dad badan ku dhinteen - YouTubeMuqdisho-(QorilugudNews24)-Qarax Lagu Hoobtay Ayaa Caawa Ka Dhacay Magaalada Muqdisho, Kaas Oo Lagu Bartilmaameedsaday Maqaaxida Luul-Yemini Ee Degmada Xamar Jajab Ee Gobolka Banaadir, Kaas Oo Sida La Sheegtay Uu Ka Dhashay Khasaare Kala Duwan Oo Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News