qorilugudnews24.com
Siyaasi Ramaax Oo Maanta Shaaciyey Inuu U Shaxaran Yahay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Kana Sharaxan Yahay Xisbigii Uu Ka Tirsanaa Ee Ucid.
March 7, 2021 - Written by qoriadmin

Siyaasi Ramaax Oo Shaaciyey In Uu Shaxaran Yahay Munaasibad Balaadhan Burco Loogu Qabtay. - YouTube

Burco-(QorilugudNews24)-Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Maanta Shaaciyey Inuu U Shaxaran Yahay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ee Somaliland, Kana Sharaxan Yahay Xisbigii Uu Hore Uga Tirsanaa Ee Ucid Iyo Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qayb-Galay Munaasibaddii Loo Qabtay Musharaxa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News