qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: In Ka Badan 48 Qof Oo Caawa Ku Dhaawacmay Dab Qabsaday Machad Diinta Lagu Barto Oo Ku Yaalla Magaalada Hargeysa Iyo Saylici Oo Booqday.
March 7, 2021 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-In Ka Badan 48 Qof Ayaa Sida La Xaqiijiyey Caawa Ku Dhaawacmay Dab Qabsaday Machad Diinta Lagu Barto Oo Ku Yaalla Gudaha Magaalada Hargeysa Iyo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici Oo Booqday.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News