qorilugudnews24.com
Dufcadii 3aad Ee Barnaamijka Shaqo-Qaran Oo Maanta Laga Daah-Furay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Iyo Tirada Ardayda Ka Qayb-Gelaysa.
March 8, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Imtixaanka Dufcadii 3aad Ee Barnaamijka Shaqo-Qaran Ayaa Maanta Laga Daah-Furay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer, Kaas Oo Ay U Fadhiisteen 517 Arday, Kuwaas Oo Isugu Jirey Hablo Iyo Inamo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News