qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Beel-Weynta Abokor Axmed Oo Maanta Shaacisay Laba Musharax Oo Ay Iska Soo Xuleen, Kuwaas Oo Ka Sharaxan Xisbiga Ucid.
March 8, 2021 - Written by qoriadmin

Burco Gud Faysal Cali Waraabe Oo Ka Qayb Galay Shaacinta Musharixiinta Csalaan X Buraale Iyo Jamaal - YouTube

Burco-(QorilugudNews24)-Beel-Weynta Abokor Axmed Oo Ka Mid Ah Beelaha Waaweyn Ee Habar-Jeclo Ayaa Maanta Shaacisay Laba Musharax Oo Ay Iska Soo Xuleen, Kuwaas U Sharaxan Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Somaliland, Isla Markaana Ka Sharaxan Xisbiga Ucid Iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Xuseen (Faysal Cali Waraabe) Oo Ka Soo Qayb-Galay Munaasiabaddii Lagu Shaacinaayey Xildhibaanadaasi, Taas Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco Ee Xarunta Goblka Togdheer.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News