qorilugudnews24.com
Sanaag: 480 Arday Oo Maanta U Fadhiisatay Imtixaanka Wejigii Saddexaad Ee Barnaamijka Shaqo-Qaran, Kaas Oo Dhawaan La Bilaabi Doono.
March 8, 2021 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-480 Arday Ayaa Maanta Dugsiyada Jeembar Iyo Xaaji Aadan Ee Magaalada Ceerigaabo U Fadhiisatay Imtixaanka Wejigii Saddexaad Ee Barnaamijka Shaqo-Qaran, Kaas Oo Dhawaan La Bilaabi Doono.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News