qorilugudnews24.com
JAMA KARAIN AIR PORT BURCO, CABDI BILE AIR PORT LAASCAANOOD:/PROF MOHAMED AHMED (JAAFAA)
March 21, 2021 - Written by qoriadmin
Waxaa Aad Looga Sheekeeyaa Halgankii Laga Soo Maray Xornimada, Balse Weli, Orod-Yahannadeenii Soomaaliyeed, Ee Magaca Lahaa Lama Xuso.

Halganka Xornimo doonka keliya Ma Aha in Ay Gumeystayaashii dalka ka tagaan, ee wuxuu ahaa in la Yagleelo Dawladnimo mug leh oo wax ka bedesha Nolosha Shacab-Weynaha.
Waxaa mug iyo magac inoo keeneya, oo xusid mudan, Jama Karain Airport Burco iyo Abdi Bile Airport Laacaanood.
 
Mohamed Ahmed Farah Mataan
jaafaa@yahoo.no

COMMENTS
Latest News