Qaar Ka Mid Ah Musharixiinta Gobolka Sool Oo Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Taariikhiga Ah Wadaamagoo Ee Gobolkaasi Saraar.
March 23, 2021 - Written by qoriadmin
Caynaba-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ah Ku Saabsan Qaar Ka Mid Ah Musharixiinta Gobolkaasi Sool Oo Dhawaan Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Taariikhiga Ah Ee Wadaamagoo Ee Gobolkaasi Saraar.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah www.QorilugudNews24.com