qorilugudnews24.com
Reer Berbera Oo Barwaaqadii Uu Madaxweyne Siilaanyo U Horseeday Xejin Kari Waayey, Kuna Mudaharaadaya Dp World.
March 23, 2021 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Reer Berbera Oo U Muuqda In Ay Ladnaantii Iyo Barwaaqadii Uu Madaxweyne Siilaanyo U Horseeday Xejin Kari Waayey, Dp Worldna Ku Mudahaaraday, Iyaga Oo Aan Maali Qudhan Thanks Odhan Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumaddiisii Hore Ee Guulahaas Iyo Barwaaqadaas Ay Xejin Kari Wayeen U Keentay, Guulihiisina Dad Kale U Nisbeeyey Ama Ku Caalamadiyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News