qorilugudnews24.com
Degmada Qorilugud Iyo Doorkii Ay Ku Lahayd Guushii Xisbiga Kulmiye Ee Uu Ku Gaadhey Aqalka Madaxtooyada Iyo Ballan-Qaadyadiisii Madhalayska Ahaa Ee Wada Beenoobey.
March 29, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Bal Waxooga Aynu Dib U Milicsano Doorkii Muhiimka Ahaa Ee Ay Degmada Qorilugud Kaga Jirtey Ama Ka Ciyaartay Guushii Xisbiga Kulmiye Ee Uu Ku Gaadhey Aqalka Madaxtooyada Ee Somaliland Looga Arrimiyo Iyo Ballan-Qaadyadiisii Madhalayska Ahaa Ee Dhammaantood Wada Beenoobey, Iyada Oo Aad Moodid In Ay Somalilandba Ku Soo Ururtay 3 Magaalo Oo Keliya, Kuwaas Oo Ku Yaalla Galbeedka Somaliland Iyo 2 Kale Oo Waxoogaa Baad Ah La Siiyo, Waxa Iyana Fajiciso Iyo Amakaag Dad Badan Ku Noqotay In Wasiiradii Ka Soo Jeedey Deegaanada Ay Beel-Weynta Habar-Jeclo Degto Oo Dhammaantood U Muuqda Qaar Aan Geerida Nebigaba Ogeyn Iyo Meel La Isla Marayo Toona, Xilka Ay Hayaana Uba Haysta Wax Hadiyad Loo Siiyey, Isla Markaan Aanu Jir Mid Mid Dhaama, Buste Qoyana La Saaray!!!!.


Faalladu Waa Idinka Xaggiina…….


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News