qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Hees Cusub Oo Laga Sameeyey Gabaygii Lagu Xidhay Abwaan Abees Iyo Codkii Sir Mohamoud Omar.
March 31, 2021 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Hees Cusub Oo Laga Sameeyey Gabaygii Lagu Xidhay Abwaan Abees, Waana Ereyadii Abwaan Abees, Laxankii Iy Codkii Sir Mohamoud Omar Yare.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News